Samuu'eel Labaad 20:16 ~ 2 Samuel 20:16

picture

M arkaasaa naag caqli badanu magaaladii ka dhawaaqday, oo waxay tidhi, Waan idin baryayaaye, I maqla, oo i dhegaysta; oo waxaad Yoo'aab ku tidhaahdaan, Halkan iigu kaalay, aan kula hadlee.


Then a wise woman called from the city, “Listen! I beg you, tell Joab to come here that I may speak with him.”

Continue reading Report error