Samuu'eel Labaad 20:15 ~ 撒 母 耳 記 下 20:15

picture

O o intay yimaadeen ayay isagii ku hareereeyeen Aabeel oo ku taal Beytmacakaah, oo taallo ciid ah ayay derbigii magaalada ag tuuleen, ilaa ay qarkii ugu sarreeyey gaadhsiiyeen; oo dadkii Yoo'aab la socday oo dhammuna aad bay u garaacayeen derbigii magaalada si ay u dumiyaan.


約 押 和 跟 隨 的 人 到 了 伯 瑪 迦 的 亞 比 拉 , 圍 困 示 巴 , 就 對 著 城 築 壘 ; 跟 隨 約 押 的 眾 民 用 錘 撞 城 , 要 使 城 塌 陷 。

Continue reading Report error