M arkaasaa dadkii dalka Yahuudah yimid, oo halkaasay Daa'uud ugu subkeen inuu ahaado boqor u taliya dalka Yahuudah. Waxaana Daa'uud loo sheegay, oo lagu yidhi, Kuwii Saa'uul aasay waxay ahaayeen dadka reer Yaabeesh Gilecaad.
猶 大 人 來 到 希 伯 崙 , 在 那 裡 膏 大 衛 作 猶 大 家 的 王 。 有 人 告 訴 大 衛 說 : 葬 埋 掃 羅 的 是 基 列 雅 比 人 。
Continue reading Report error