Samuu'eel Labaad 2:31 ~ 2-я Царств 2:31

picture

L aakiinse addoommadii Daa'uud wax bay reer Benyaamiin iyo raggii Abneer ka laayeen, oo waxaa ka dhintay saddex boqol iyo lixdan nin.


Слуги же Давида поразили триста шестьдесят человек вениамитян, которые были с Авнером.

Continue reading Report error