Samuu'eel Labaad 19:6 ~ 2 Samuel 19:6

picture

o o weliba waxaad jeceshahay kuwa ku neceb, kuwa ku jecelna waad neceb tahay. Waayo, maanta waxaad caddaysay inaanay amiirro iyo addoommoba waxba kula ahayn, maxaa yeelay, maanta waxaan ogaaday, haddii Absaaloom noolaan lahaa, oo aan annagu kulligayo dhiman lahayn, inaad taas aad ugu farxi lahayd.


in that you love those who hate you, and hate those who love you. For you have declared today, that princes and servants are nothing to you. For today I perceive that if Absalom had lived, and all we had died today, then it would have pleased you well.

Continue reading Report error