Samuu'eel Labaad 19:5 ~ 2 Samuel 19:5

picture

M arkaasaa Yoo'aab boqorkii ugu yimid gurigiisii, oo ku yidhi, Maanta waxaad ceebaysay wejiyadii addoommadaada oo dhan, kuwaasoo maanta naftaada badbaadshay, iyo nafta wiilashaada iyo gabdhahaaga, iyo nafta naagahaaga, iyo nafta naagahaaga addoommaha ah;


And Joab came into the house to the king and said, You have today covered the faces of all your servants with shame, who this day have saved your life and the lives of your sons and your daughters and the lives of your wives and concubines.

Continue reading Report error