M arkaasaa Daa'uud wuxuu yidhi, Kuwiinna ay Seruuyaah dhashayow, maxaa inaga dhexeeya? Oo maxaadse maanta cadaawayaal iigu noqoteen? Maanta reer binu Israa'iil ma nin baa laga dilayaa? Oo miyaanan anigu maanta ogayn inaan ahay boqor reer binu Israa'iil u taliya?
Dar David a zis:,, Ce am eu cu voi, fiii Ţeruiei, şi pentruce vă arătaţi astăzi protivnicii mei? Astăzi să se omoare oare vreun om în Israel? Nu ştiu eu că împărăţesc azi peste Israel?``
Continue reading Report error