M arkaasaa boqorkii u cid diray wadaaddadii ahaa Saadooq iyo Aabyaataar, oo wuxuu ku yidhi, Odayaasha dalka Yahuudah la hadla oo ku dhaha, Waxaa boqorka u yimid hadalkii reer binu Israa'iil oo dhan oo leh, Boqorka gurigiisa ha lagu soo celiyo, laakiinse maxaad idinku dadka uga hadheen si aad boqorka gurigiisii ugu soo celisaan?
大 衛 王 差 人 去 見 祭 司 撒 督 和 亞 比 亞 他 , 說 : 你 們 當 向 猶 大 長 老 說 : 以 色 列 眾 人 已 經 有 話 請 王 回 宮 , 你 們 為 甚 麼 落 在 他 們 後 頭 呢 ?
Continue reading Report error