Samuu'eel Labaad 18:5 ~ II Sa-mu-ên 18:5

picture

M arkaasaa boqorkii wuxuu amray Yoo'aab iyo Abiishay iyo Itay, oo ku yidhi, Ninka dhallinyarada oo ah Absaaloom aniga aawaday ugu naxariista. Oo dadka oo dhammuna way maqleen markii boqorku saraakiisha oo dhan ku amray wax Absaaloom ku saabsan.


Vua truyền lịnh nầy cho Giô-áp, A-bi-sai, và Y-tai mà rằng: Hãy vì cớ ta dong cho A

Continue reading Report error