L aakiinse dadkii waxay yidhaahdeen, Waa inaanad bixin, waayo, annagu haddaannu cararno dan nagama ay lahaan doonaan; oo xataa haddii nuskayo dhintona dan nagama ay lahaan doonaan; laakiinse adigu waad ka qiimo weyn tahay toban kun oo naga mid ah; sidaas daraaddeed haatan waxaa wanaagsan inaad adoo diyaar ah iska joogtid oo aad xagga magaalada naga caawidid.
But the people answered, Thou shalt not go forth, for if we flee away, they will not care about us; nor if half of us die, will they care about us; but now thou art worth ten thousand of us. Therefore, now it is better that thou help us out of the city.
Continue reading Report error