M arkaasaa Axiimacas oo ahaa ina Saadooq ayaa mar kale Yoo'aab ku yidhi, Wax kastaba ha dhaceene, waan ku baryayaaye, i daa aan kii reer Kuush ka daba ordee. Oo Yoo'aabna wuxuu ku yidhi, Wiilkaygiiyow, adigoon waxba ku helayn warkan, bal maxaad u ordaysaa?
Ahimaaţ, fiul lui Ţadoc, a zis iarăş lui Ioab:,, Orice s'ar întîmpla, lasă-mă să alerg după Cuşi.`` Şi Ioab a zis:,, Pentruce vrei să alergi, fiule? Nu este o solie care-ţi va fi de folos.``
Continue reading Report error