K olkaasaa Yoo'aab wuxuu ku yidhi, Adigu maanta ahaan maysid kan warka qaadaya, laakiinse maalin kalaad qaadi doontaa, illowse adigu maanta waxba war qaadi maysid, maxaa yeelay, boqorka wiilkiisii baa dhintay.
– Сегодня весть понесешь не ты, – сказал Иоав. – Ты можешь принести вести в другой раз, но сегодня не делай этого, потому что сын царя умер.
Continue reading Report error