Samuu'eel Labaad 17:13 ~ 2 Царе 17:13

picture

O o weliba hadduu magaalo galo, markaasay reer binu Israa'iil oo dhammu xadhko soo qaadan doonaan, oo waxaynu magaalada u jiidaynaa xagga webiga oo waan ku ridaynaa, ilaa halkaas laga waayo xataa dhagax yar.


Или, ако прибегне в някой град, тогава целият Израил ще донесе до оня град въжета, та ще го завлечем до потока, тъй щото да не остане там ни едно камъче.

Continue reading Report error