Samuu'eel Labaad 17:11 ~ 2 Царе 17:11

picture

L aakiinse anigu waxaan ku talinayaa in reer binu Israa'iil oo dhammu adiga kuu soo shiraan oo ay ka yimaadaan tan iyo Daan iyo ilaa Bi'ir Shebac, oo ay u soo bataan sida cammuudda badda agteeda taal; oo aad adiga qudhaadu dagaalka gashid.


Моят съвет е - по-добре да се събере при тебе целият Израел от Дан до Вирсавее, по брой, както пясъкът край морето, и ти лично да идеш в боя.

Continue reading Report error