Samuu'eel Labaad 15:34 ~ 2 Samuel 15:34

picture

l aakiinse haddaad magaaladii ku noqotid, oo aad Absaaloom ku tidhaahdid, Boqorow, addoonkaagii baan noqonayaa; oo sidaan hore aabbahaa addoonka ugu ahaan jiray, ayaan haddana adiga addoon kuugu ahaanayaa; markaas waxaad iiga adkaanaysaa talada Axiitofel.


But if you return to the city, and say to Absalom, ‘I will be your servant, O king; as I was your father’s servant previously, so I will now also be your servant,’ then you may defeat the counsel of Ahithophel for me.

Continue reading Report error