Samuu'eel Labaad 15:3 ~ 2 Samuel 15:3

picture

M arkaasaa Absaaloom wuxuu ku odhan jiray, Xaalalkaagu waa wanaagsan yihiin, waana qumman yihiin; laakiinse nin boqorku amray oo ku maqlayaa ma jiro.


Then Absalom would say to him, “See, your claims are good and right, but no man listens to you on the part of the king.”

Continue reading Report error