Samuu'eel Labaad 14:22 ~ 撒 母 耳 記 下 14:22

picture

K olkaasaa Yoo'aab dhulka wejiga saaray, oo sujuuday, oo boqorkii u duceeyey; wuxuuna Yoo'aab yidhi, Boqorow, sayidkaygiiyow, maanta anoo addoonkaaga ah waan ogahay inaan raallinimo kaa helay, waayo, boqorow, waad ii yeeshay wixii aan ku weyddiistay, anoo addoonkaaga ah.


約 押 就 面 伏 於 地 叩 拜 , 祝 謝 於 王 , 又 說 : 王 既 應 允 僕 人 所 求 的 , 僕 人 今 日 知 道 在 我 主 我 王 眼 前 蒙 恩 了 。

Continue reading Report error