Samuu'eel Labaad 14:13 ~ 2 Samuel 14:13

picture

N aagtiina waxay tidhi, Maxaad ugu fikirtay wax sidaas ah oo dadka Ilaah ka gees ah? Waayo, waxan aad ku hadlaysay daraaddii, boqorow, waxaad tahay sida mid gardaran, maxaa yeelay, mar dambe reerkii kuma aad soo celin kaagii aad eriday, boqorow.


And the woman said, Why then hast thou thought such a thing against the people of God? For the king speaks this word as one who is guilty in that the king does not bring home again his banished.

Continue reading Report error