Samuu'eel Labaad 13:4 ~ 2 Царе 13:4

picture

M arkaasuu ku yidhi, Ina boqorow, maxaad maalinba maalinta ka dambaysa sidan ugu caatoobaysaa? War maad ii sheegtid? Kolkaasaa Amnoon wuxuu ku yidhi, Waxaan caashaqay Taamaar oo ah walaalkay Absaaloom walaashiis.


Той каза на Амнон: Защо ти, сине на царя, слабееш толкова от ден на ден? Не искаш ли да ми кажеш причината ? И Амнон му отговори: Обичам Тамар, сестрата на брат ми Авесалом.

Continue reading Report error