Samuu'eel Labaad 13:34 ~ 2 Samuel 13:34

picture

L aakiinse Absaaloom wuu cararay. Markaasaa ninkii dhallinyarada ahaa ee gaadhka hayay indhaha kor u qaaday, oo wax fiiriyey, oo wuxuu arkay dad badan oo ka soo socda jidka mara buurta dhinaceeda meel isaga ka dambaysa.


But Absalom fled. And the young man who kept the watch looked up, and behold, many people were coming by the way of the hillside behind him.

Continue reading Report error