Samuu'eel Labaad 13:32 ~ II Sa-mu-ên 13:32

picture

M arkaasaa Yoonaadaab, oo ahaa ina Shime'aah Daa'uud walaalkiisii ayaa ugu jawaabay, Sayidkaygiiyow, ha moodin in la wada laayay wiilashii boqorka oo dhan, laakiinse waxaa dhintay Amnoon oo keliya, waayo, Absaaloom taas wuu goostay, wuuna ku talo jiray tan iyo maalintii uu Amnoon xoogay walaashiis Taamaar.


Nhưng Giô-na-đáp, con trai Si-mê -a, là anh Đa-vít, cất tiếng nói rằng: Xin chúa tôi chớ tưởng rằng các vương tử của chúa đã bị giết hết; vì chỉ một mình Am-nôn bị chết thôi; ấy là việc A

Continue reading Report error