L aakiinse Absaaloom wuu ku sii adkeeyey inuu u daayo Amnoon iyo wiilashii boqorka oo dhammuba inay raacaan.
Y tanto insistió Absalón que el rey dejó ir a Amnón y a todos sus hijos.