Samuu'eel Labaad 13:22 ~ 2 Samuel 13:22

picture

O o Absaaloomna Amnoon kulama hadlin xumaan iyo samaan toona, waayo, Absaaloom wuu nebcaaday Amnoon, maxaa yeelay, walaashiis Taamaar buu xoogay. Absaaloom Oo Dilay Amnoon


and Absalom hath not spoken with Amnon either evil or good, for Absalom is hating Amnon, because that he humbled Tamar his sister.

Continue reading Report error