Samuu'eel Labaad 12:5 ~ ﺻﻤﻮﺋﻴﻞ ﺍﻟﺜﺎﻧﻲ 12:5

picture

M arkaasaa Daa'uud aad ugu cadhooday ninkii; oo wuxuu Naataan ku yidhi, Rabbiga noloshiisaan ku dhaartay, ninkii waxakan sameeyey wuxuu istaahilaa dhimasho,


فَغَضِبَ داود كثيراً مِنَ الغنِّي وَقالَ لناثْانَ: «أُقسِمُ بِاللهِ الحَيِّ، الرَّجُلُ الذي فَعَلَ هذا يَنْبَغِي أنْ يَمُوتَ!

Continue reading Report error