l aakiinse ninkii miskiinka ahaa waxba ma lahayn, nayl yar mooyaane, taasoo uu mar hore soo iibsaday oo uu korsaday; waxayna la kortay isagii iyo carruurtiisii, oo wax bay ka cuntay cuntadiisii, oo koobkiisay wax kula cabtay, oo laabtiisay ku jiifsatay, waxayna u ahayd sidii gabadhiisii oo kale.
لكنَّ الفَقيرَ لَمْ يَكُنْ يَملِكُ شيئًا سِوى نَعْجَةٍ صغيرةٍ كانَ قَد اشْتَراها. وَكانَ الفقيرُ يُطْعِمُ النَّعْجَةَ فكَبِرَت مَعَ الرَّجُلِ وَأولادِهِ. فَكانَتِ النَّعجَةُ تَأْكُلُ مِنْ طَعامِ الفَقيرِ وَتَشْرَبُ مِنْ كأسِهِ وتَنامُ عَلَى صَدْرِهِ. كانَتْ بِمَثابَةِ ابْنةٍ لَهُ.
Continue reading Report error