Samuu'eel Labaad 12:11 ~ 2 Царе 12:11

picture

O o Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogow, shar baan gurigaaga kaaga kicin doonaa, oo adoo u jeeda ayaan naagahaaga kaa kaxaysan doonaa, oo waxaan siin doonaa deriskaaga, oo isna intay qorraxdanu soo jeeddo ayuu naagahaaga la seexan doonaa.


Така казва Господ: Ето, отсред твоя дом ще подигна против тебе злини, и ще взема жените ти пред очите ти, та ще ги дам на ближния ти; и той ще лежи с жените ти пред това слънце.

Continue reading Report error