D aa'uudna wuxuu Uuriyaah ku yidhi, Bal orod gurigaaga tag oo cagomaydho. Markaasaa Uuriyaah gurigii boqorka ka baxay oo waxaana lala daba galay cunto ka tagtay xagga boqorka.
Then David said to Uriah, “Go down to your house, and wash your feet.” And Uriah left the king’s house, and a gift from the king was sent to him.
Continue reading Report error