Samuu'eel Labaad 11:2 ~ 2 Царе 11:2

picture

O o makhribkii ayaa Daa'uud ka kacay sariirtiisii, oo wuxuu dul socday gurigii boqorka saqafkiisa, oo wuxuu saqafka ka arkay naag maydhanaysa, naagtuna aragga aad bay u qurux badnayd.


И надвечер стана от леглото си и се разхождаше по покрива на царската къща; и от покрива видя една жена, която се къпеше; а жената бе много красива на глед.

Continue reading Report error