Samuu'eel Labaad 1:3 ~ 2-я Царств 1:3

picture

M arkaasaa Daa'uud ku yidhi, Xaggee baad ka timid? Markaasuu isna wuxuu yidhi, Waxaan ka soo baxsaday xeradii reer binu Israa'iil.


– Откуда ты пришел? – спросил его Давид. – Я спасся из лагеря израильтян – ответил он.

Continue reading Report error