Bilowgii 9:16 ~ Битие 9:16

picture

Q aansaduna waxay ku dhex jiri doontaa daruurta; anna waan fiirin doonaa iyada, inaan xusuusto axdiga weligiis dhex yaal Ilaah iyo uun kasta oo nool oo jidh kasta leh oo dhulka jooga.


Дъгата ще бъде в облака: и ще я гледам, за да си напомням всегдашния завет между Бога и всичко живо от всяка твар, което е на земята.

Continue reading Report error