Bilowgii 6:7 ~ Genesis 6:7

picture

O o Rabbigu wuxuu yidhi, Waxaan dhulka ka baabbi'in doonaa dadkii aan abuuray; dadka, iyo weliba dugaagga, iyo waxa gurguurta, iyo haadda hawada; maxaa yeelay, waan ka qoomamooday samayntii aan sameeyey iyaga.


So the Lord said, “I will destroy man whom I have made from the land, man and animals, things that move upon the earth and birds of the sky. For I am sorry that I have made them.”

Continue reading Report error