Bilowgii 6:18 ~ Genesis 6:18

picture

L aakiin axdigayga adigaan kula dhigan doonaa; oo doonnidaad soo geli doontaan, adiga, iyo wiilashaada, iyo naagtaada, iyo naagaha wiilashaada ee kula jiraba.


But I will make My agreement with you. You will go into the large boat, you and your sons and your wife, and your sons’ wives with you.

Continue reading Report error