Bilowgii 50:11 ~ Бытие 50:11

picture

O o markii dadkii reer Kancaan oo dalka degganaa ay arkeen baroortii ka dhacday goobtii Aataad ayay waxay yidhaahdeen, Tanu waa baroor ku xun Masriyiinta. Oo sidaas daraaddeed waxaa magaceedii loo bixiyey Aabeel Masriyiin, oo waxay ka shishaysaa Webi Urdun.


Когда хананеи, обитатели той земли, увидели плач у гумна Атада, они сказали: «У египтян великий плач и горе». Вот почему то место рядом с Иорданом называется Авель-Мицраим.

Continue reading Report error