Bilowgii 49:9 ~ ﺗﻜﻮﻳﻦ 49:9

picture

Y ahuudah waa libaax dhashiis. Wiilkaygiiyow, wixii aad ugaadhsatay waad ka tagtay. Wuu kadaloobsaday, oo wuxuu u jiifsaday sida aar, Iyo sida gool, haddaba yaa kicin doona?


وَيَهُوذا مِثلُ شِبلٍ. يا ابْنِي، عُدْتَّ بَعْدَ أنِ اصْطَدْتَ فَريسَتَكَ. أنتَ كَأسَدٍ تَجثُمُ وَتَرْبِضُ. فَمَنْ يَجرُؤُ أنْ يُزعِجَكَ؟

Continue reading Report error