Bilowgii 49:7 ~ Genesis 49:7

picture

H abaar ha ku dhaco cadhadooda, waayo, xoog bay lahayd, Habaar ha ku dhaco ciilkooda, waayo, naxariis ma uu lahayn. Reer Yacquub baan ku kala qaybin, oo reer binu Israa'iil baan ku kala firdhin.


Cursed be their anger, which is strong, and their wrath, which is hard; I will divide them in Jacob and scatter them in Israel.

Continue reading Report error