Bilowgii 49:30 ~ Genesis 49:30

picture

k aasoo ah godka ku yaal berrinkii Makfelah, oo ku hor yaal Mamre, oo dalka Kancaan ku taal, oo uu Ibraahim Cefroon kii reer Xeed ka iibsaday, godka iyo berrinkaba, inuu ka dhigto meel xabaaleed oo hanti ah.


In the cave in the field at Machpelah, east of Mamre in the land of Canaan, that Abraham bought, along with the field of Ephron the Hittite, to possess as a cemetery.

Continue reading Report error