Bilowgii 48:4 ~ Буття 48:4

picture

o o wuxuu igu yidhi, Bal eeg waan ku badin doonaa, waanan ku tarmin doonaa, oo waxaan kaa dhigi doonaa dad fara badan; dhulkanna waxaan siin doonaa farcankaaga kaa dambeeya, inuu hanti aan weligeed dhammaanayn u ahaado.


І сказав Він до мене: Ось Я розплоджу тебе й розмножу тебе, і вчиню тебе громадою народів. А цю землю Я дам нащадкам твоїм по тобі володінням навіки.

Continue reading Report error