O o markii Yuusuf arkay in aabbihiis gacantiisii midigta ahayd Efrayim madaxiisa saaray ayuu taas ka xumaaday; markaasuu gacantii aabbihiis qabtay inuu ka qaado Efrayim madaxiisa oo uu saaro Manaseh madaxiisa.
Then Joseph seeing that his father laid his right hand upon the head of Ephraim, it displeased him; and he held up his father’s hand, to remove it from Ephraim’s head unto Manasseh’s head.
Continue reading Report error