Bilowgii 47:6 ~ ﺗﻜﻮﻳﻦ 47:6

picture

D alka Masarna wuu ku hor yaal; haddaba dalka meesha ugu wanaagsan aabbahaa iyo walaalahaa deji, oo dalka Goshen ha degeen. Oo haddaad ku garanaysid rag karti leh, de ka dhig kuwo xoolahayga u taliya.


وَها هِيَ أرْضُ مِصْرَ مَفْتُوحَةٌ أمامَكَ. فَأسْكِنْ أباكَ وَإخوَتَكَ فِي أفضَلِ بُقعَةٍ فِي الأرْضِ. لِيَسْكُنُوا فِي أرْضِ جاسانَ. وَإنْ كُنتَ تَعرِفُ أنَّ بَينَهُمْ رِجالاً مُقْتَدِرِينَ، فَعَيِّنْهُمْ رُؤَساءَ رُعاةٍ مُشْرِفِينَ عَلَى مَواشِيَّ.»

Continue reading Report error