O o waxay Fircoon ku yidhaahdeen, Inaannu qariib ahaan dhulka u joogno ayaannu u nimid, waayo, adhiga addoommadaadu daaq ma haysto, maxaa yeelay, abaartu aad bay ugu xun tahay dalkii Kancaan; haddaba waxaannu kaa baryaynaa inaannu annagoo addoommadaada ah degno dalka Goshen.
ثُمَّ قالُوا لِفِرْعَوْنَ: «جِئْنا لِنَقِيمَ كَغُرَباءَ فِي الأرْضِ. إذْ لا يُوجَدُ مَرعَىً لِمَواشِي خُدّامِكَ، لِأنَّ المَجاعَةَ قاسِيَةٌ فِي أرْضِ كَنْعانَ. فاسْمَحْ لَنا، نَحنُ خُدّامَكَ، بِأنْ نَسْتَقِرَّ فِي أرْضِ جاسانَ.»
Continue reading Report error