W akhtigii Israa'iil dhiman lahaana waa soo dhowaaday, markaasuu wiilkiisii Yuusuf u yeedhay, oo wuxuu ku yidhi, Haddaba haddii aad raalli iga tahay, waan ku baryayaaye, gacantaada bowdadayda hoos geli, oo si raxmad leh oo daacad ah igu la dhaqan. Haddaba waan ku baryayaaye, Masar ha igu aasin,
Cînd s'a apropiat Israel de clipa morţii, a chemat pe fiul său Iosif, şi i -a zis:,, Dacă am căpătat trecere înaintea ta, pune, rogu-te, mîna subt coapsa mea, şi poartă-te cu bunătate şi credincioşie faţă de mine: să nu mă îngropi în Egipt.
Continue reading Report error