Bilowgii 47:17 ~ Буття 47:17

picture

M arkaasay xoolahoodii Yuusuf u keeneen, Yuusufna wuxuu iyagii cunto ugu beddelay fardihii, iyo adhigii, iyo lo'dii iyo dameerradii; oo sannaddaas ayuu quudiyey oo xoolahoodii oo dhan cunto ugu beddelay.


І вони припровадили худобу свою до Йосипа. І дав їм Йосип хліба за коні, і за отари, і за череди худоби, і за осли. І він того року постачав їм хліб за всю їхню худобу.

Continue reading Report error