O o markii lacagtii ka wada dhammaatay dalkii Masar iyo dalkii Kancaanba ayay Masriyiintii oo dhammu u yimaadeen Yuusuf, oo waxay ku yidhaahdeen, Cunto na sii, waayo, maxaannu hortaada ugu dhimanaynaa? Maxaa yeelay, lacagtayadii way naga dhammaatay.
وَلَمّا لَمْ تَعُدْ هُناكَ فِضَّةٌ فِي أرْضِ مِصْرَ وَأرْضِ كَنْعانَ، جاءَ كُلُّ شَعبِ مِصْرَ إلَى يُوسُفَ وَقالُوا لَهُ: «أعطِنا طَعاماً، وَإلّا مُتْنا أمامَكَ. فَقَدْ نَفَذَتْ فِضَّتُنا.»
Continue reading Report error