M arkaasaa Yuusuf wuxuu walaalihiis ku yidhi, Bal ii soo dhowaada, waan idin baryayaaye. Kolkaasay u soo dhowaadeen. Markaasuu yidhi, Anigu waxaan ahay walaalkiin Yuusuf, kii aad ka iibiseen kuwii Masar tegayay.
وَقالَ يُوسُفُ لإخوَتِهِ: «تَعالُوا وَاقْتَرِبُوا مِنِّي.» فَاقتَرَبُوا، فَقالَ لَهُمْ: «أنا يُوسُفُ أخُوكُمُ الَّذي بِعْتُمُوهُ عَبداً لِمِصْرَ.
Continue reading Report error