Bilowgii 45:26 ~ ﺗﻜﻮﻳﻦ 45:26

picture

M arkaasay u sheegeen oo ku yidhaahdeen, Yuusuf weli waa nool yahay, oo wuxuu u taliyaa dalka Masar oo dhan. Markaasuu taag darnaaday, waayo, wuu rumaysan waayay iyagii.


وَقالُوا لَهُ: «ما زالَ يُوسُفُ حَيّاً، وَهُوَ يَحكُمُ أرْضَ مِصْرَ كُلَّها.» فَصُعِقَ أبوهُمْ، إذْ لَمْ يُصَدِّقْهُمْ!

Continue reading Report error