Bilowgii 44:7 ~ Genesis 44:7

picture

M arkaasay waxay isagii ku yidhaahdeen, Sayidkaygiiyow, hadalka caynkan ah maxaad ugu hadlaysaa? Yaanay noqon in annagoo ah addoommadaada aannu wax caynkaas ah samayno.


And they said to him, “Why does my lord say these words? Far be it from us that your servants should do such a thing.

Continue reading Report error