M iyuusan kanu ahayn koobka sayidkaygu wax ku cabbo, oo uu ku faaliyo? Wax xun baad samayseen markaad saas yeesheen.
Is it not my master’s drinking cup with which he divines ? You have done wrong in doing this.