M arkaasaa Yahuudah u soo dhowaaday oo ku yidhi, Sayidkaygiiyow, anigoo addoonkaaga ah waxaan kaa baryayaa inaan hadal yar kugula hadlo, sayidkaygiiyow, oo ha ii cadhoon anigoo ah addoonkaaga; waayo, waxaad la mid tahay sida Fircoon oo kale.
Then Judah came close to and said, O my lord, let your servant, I pray you, speak a word to you in private, and let not your anger blaze against your servant, for you are as Pharaoh.
Continue reading Report error