Bilowgii 43:21 ~ Genesis 43:21

picture

o o markii aannu meel aannu ku hoyanno gaadhnay ayaannu furnay joonyadahayagii, oo bal eeg, nin walba lacagtiisii waxay ugu jirtay joonyaddiisa afkeeda, waxay ahayd lacagtayadii oo miisaankeedii dhan yahay; oo haddana gacantayadaannu ku soo celinnay.


and it came to pass when we came to the inn, that we opened our sacks, and, behold, each man’s money was in the mouth of his sack, our money in full weight; and we have brought it again in our hand.

Continue reading Report error