Bilowgii 43:11 ~ ﺗﻜﻮﻳﻦ 43:11

picture

M arkaasaa aabbahood Israa'iil wuxuu iyagii ku yidhi, Hadday haatan saas tahay, bal tan yeela, haddaba midhaha ugu fiican oo dalka weelashiinna ku qaada, oo bal ninkii hadiyad ugu geeya, wuxoogaa beeyo ah, iyo wuxoogaa malab ah, iyo xawaash iyo malmal, iyo lows iyo yicib;


فَقالَ إسْرائِيلُ لَهُمُ: «إنْ كانَ لا بُدَّ أنْ يَكُونَ الأمْرُ كَذَلِكَ، فافْعَلُوا ما يَلِي: خُذُوا بَعضاً مِنْ أفضَلِ نِتاجِ الأرْضِ فِي أكياسِكُمْ، وَانزِلُوا بِها إلَى الرَّجُلِ هَدِيَّةً. خُذُوا بَعضَ البَلْسَمِ وَبَعْضَ العَسَلِ وَصَمْغِ القَتادِ وَالمُرِّ وَالفَسْتُقِ وَاللَّوْزِ.

Continue reading Report error